Labeenta Bulshada
Labeenta Bulshada
  • 102
  • 402 338

Відео

Muqdisho: maanso dareen-hadal ah | Labeenta Bulshada
Переглядів 1234 місяці тому
Follow us: Facebook: labeentaBulshada Facebook: www.tiktok.com/@labeentaBulshada #LabeentaBulshada #somali
Wali ma keydisay lacagta bareegga, oo caloosha ma ku sasabtay biyo cad?
Переглядів 784 місяці тому
Wali ma keydisay lacagta bareegga, oo caloosha ma ku sasabtay biyo cad? Follow us: Facebook: labeentaBulshada Facebook: www.tiktok.com/@labeentaBulshada #LabeentaBulshada #somali
$30 Doollar ayaa lagu xujeeyey!
Переглядів 2084 місяці тому
$30 Doollar ayaa lagu xujeeyey si markii ugu horreeysay looga duubo maanso uu curiyey! #gabay Follow us: Facebook: labeentaBulshada Facebook: www.tiktok.com/@labeentaBulshada #LabeentaBulshada #somali
Gummaad: gabay qalbiga ka yimid ka dibna la qoray oo loogu hiilliyey Falastiin | Labeenta Bulshada
Переглядів 1394 місяці тому
Gummaad: gabay qalbiga ka yimid ka dibna la qoray oo loogu hiilliyey Falastiin #palestine #gaza Follow us: Facebook: labeentaBulshada Facebook: www.tiktok.com/@labeentaBulshada #LabeentaBulshada #somali
Muqdisho ilaa Falastiin: Xornimo, Jaceyl iyo Dhiirrigalin | Yaxye Buugyare #labeentabulshada
Переглядів 6334 місяці тому
Muqdisho ilaa Falastiin: Xornimo, Jaceyl iyo Dhiirrigalin | Yaxye Buugyare #labeentabulshada From #Mogadishu to #Palestine: #Freedom, #Love and #Motivational Words Follow us: Facebook: labeentaBulshada Facebook: www.tiktok.com/@labeentaBulshada #LabeentaBulshada #somali
Carafta iyo Xiriirka: Sida Soomaalidu u Muujiyaan Jaceylkooda… | Labeenta Bulshada
Переглядів 3134 місяці тому
The Fragrant Connection: How #SomaliCouples Express #Love through #Flowers Carafta iyo Xiriirka: Sida Soomaalidu u Muujiyaan Jaceylkooda… Follow us: Facebook: labeentaBulshada Facebook: www.tiktok.com/@labeentaBulshada #LabeentaBulshada #somali
Aragtida Bulshada: Sida Layaabka Leh ee Looga Falceliyey Furitaanka Udug Flowers | Labeenta Bulshada
Переглядів 4264 місяці тому
Aragtida Bulshada: Sida Layaabka Leh ee Looga Falceliyey Furitaankii Udug Flowers. The Power of Perception: A Floral Entrepreneur's Story #labeentabulshada Follow us: Facebook: labeentaBulshada Facebook: www.tiktok.com/@labeentaBulshada #LabeentaBulshada #somali
Zahra Aweis: Sida ay Uga Soo Kabatay Khasaarihii Forex! | Labeenta Bulshada
Переглядів 5904 місяці тому
Zahra Aweis: Sida ay Uga Soo Kabatay Khasaarihii Forex! | Labeenta Bulshada How The Flower Company Bounced Back from Forex Losses #forex #dhadhan Follow us: Facebook: labeentaBulshada Facebook: www.tiktok.com/@labeentaBulshada #LabeentaBulshada #somali
Riyadii ubaxa: ganacsi aan noociisa hore looga hirgalin Soomaaliya oo guuleystay | Labeenta Bulshada
Переглядів 3,7 тис.4 місяці тому
Riyadii ubaxa: ganacsi aan noociisa hore looga hirgalin Soomaaliya oo guuleystay | Labeenta Bulshada Blossoming Dreams: The Inspiring Journey of a Girl Selling Natural Flowers #UdugFlowers #Somalia #naturalflowers Follow us: Facebook: labeentaBulshada Facebook: www.tiktok.com/@labeentaBulshada #LabeentaBulshada #somali
Sirta guurka: dhiirrigalin, dardaaran iyo talooyin ku anfacaya inta noloshaada ka harsan | Jidhi
Переглядів 11 тис.5 місяців тому
Follow us: Facebook: labeentaBulshada Facebook: www.tiktok.com/@labeentaBulshada #LabeentaBulshada #somali #marriage #guurka
Waa kuwee qoysaska aad ku dayato? | Labeenta Bulshada #guurka
Переглядів 8195 місяців тому
Follow us: Facebook: labeentaBulshada Facebook: www.tiktok.com/@labeentaBulshada #LabeentaBulshada #somali
"Waqtiga iyo ninka ragga ah wey dagaallamaan, waxaana guuleysta midka ay xaasku u hiilliso" #guurka
Переглядів 1,7 тис.5 місяців тому
Follow us: Facebook: labeentaBulshada Facebook: www.tiktok.com/@labeentaBulshada #LabeentaBulshada #somali
Password iyo lamaanaha is qaba | Labeenta Bulshada #guurka
Переглядів 5785 місяців тому
Follow us: Facebook: labeentaBulshada Facebook: www.tiktok.com/@labeentaBulshada #LabeentaBulshada #somali
Fatahaadda Beledweyne: Xal aan wali lagu dhaqaaqin | Dr. Asad | Labeenta Bulshada
Переглядів 2275 місяців тому
Fatahaadda Beledweyne: Xal aan wali lagu dhaqaaqin | Dr. Asad | Labeenta Bulshada
Xalka fatahaadda: maxaan la qaban karin? Aragtida Dr. Asad
Переглядів 1225 місяців тому
Xalka fatahaadda: maxaan la qaban karin? Aragtida Dr. Asad
Goobaha ugu muhiimsan ee laga sameyn karo biyoxireennada Wabiga Shabeelle ee Beledweyne
Переглядів 1065 місяців тому
Goobaha ugu muhiimsan ee laga sameyn karo biyoxireennada Wabiga Shabeelle ee Beledweyne
Xilliga ugu habboon ee fatahaadda wax laga qaban karo....
Переглядів 985 місяців тому
Xilliga ugu habboon ee fatahaadda wax laga qaban karo....
Caqabad aysan ku baraarugsaneyn reer Beledweyne. Isbarbardhigga biyoxireenka iyo dhismaha laamiyada.
Переглядів 1465 місяців тому
Caqabad aysan ku baraarugsaneyn reer Beledweyne. Isbarbardhigga biyoxireenka iyo dhismaha laamiyada.
Beledweyne waxay ku taallaa dhulbeereed. Haddaba in laga guuro iyo in xal kale la helo middee fudud?
Переглядів 1655 місяців тому
Beledweyne waxay ku taallaa dhulbeereed. Haddaba in laga guuro iyo in xal kale la helo middee fudud?
Akhrisku muxuu kugu soo kordhin karaa? | Labeenta Bulshada
Переглядів 1825 місяців тому
Akhrisku muxuu kugu soo kordhin karaa? | Labeenta Bulshada
Sidee lagu ogaan karaa mowduucyada aad xiiseyso? | Labeenta Bulshada
Переглядів 1095 місяців тому
Sidee lagu ogaan karaa mowduucyada aad xiiseyso? | Labeenta Bulshada
Khatarta ka dhalan karta akhrinta mowduucyada qaarkood... | Labeenta Bulshada
Переглядів 2255 місяців тому
Khatarta ka dhalan karta akhrinta mowduucyada qaarkood... | Labeenta Bulshada
Akhris, Gym iyo howl-maalmeed.. | Maxamed Mursali | Labeenta Bulshada
Переглядів 2 тис.5 місяців тому
Akhris, Gym iyo howl-maalmeed.. | Maxamed Mursali | Labeenta Bulshada
Dr CK | af urka, xirashada ilkaha iyo qisooyin xanuun badan! | Labeenta Bulshada
Переглядів 1,5 тис.6 місяців тому
Dr CK | af urka, xirashada ilkaha iyo qisooyin xanuun badan! | Labeenta Bulshada
Saalax Naaleeye: Dhiirrigalin, jaceyl iyo ... | Labeenta Bulshada
Переглядів 1,5 тис.6 місяців тому
Saalax Naaleeye: Dhiirrigalin, jaceyl iyo ... | Labeenta Bulshada
Qabiilkaagaa wacnaa!
Переглядів 2706 місяців тому
Qabiilkaagaa wacnaa!
"Qalbigaagu yuu noqon, qasnad qeybi maqantahay." Saalax Naaleeye
Переглядів 6096 місяців тому
"Qalbigaagu yuu noqon, qasnad qeybi maqantahay." Saalax Naaleeye
Billaabidda ganacsi cusub: Talo, tusaale iyo toosin | Cabdifataax Qeydanle | Labeenta Bulshada
Переглядів 27 тис.6 місяців тому
Billaabidda ganacsi cusub: Talo, tusaale iyo toosin | Cabdifataax Qeydanle | Labeenta Bulshada
Sharoobbo: Qiso qosol leh laakiin cashar laga baran karo | Labeenta Bulshada
Переглядів 4,2 тис.6 місяців тому
Sharoobbo: Qiso qosol leh laakiin cashar laga baran karo | Labeenta Bulshada

КОМЕНТАРІ

  • @ZakarieShuieb
    @ZakarieShuieb 17 днів тому

    Cabdi Wali filikawaankahelay❤❤❤❤😢😢😢

  • @osmanhusseinabukato
    @osmanhusseinabukato 21 день тому

    Waaba anigoo kalee!

  • @yuniscabdirihman1211
    @yuniscabdirihman1211 22 дні тому

    Sahro ubaxa waa qof hal abuuur leh taas oo keentay ikhtiraac cusub oo aan ka jirin degaano badan oo somaliya ah waa qof fahansan ganacsigi mudana baranaysay

  • @mohamedhassanabdullahi3902
    @mohamedhassanabdullahi3902 27 днів тому

    Aad baad ugu mahadsantihiin wllo xogtaad nala wadaagteen

  • @ikranahmed360
    @ikranahmed360 27 днів тому

    Masha allah ustaaad ibraahim nolosha shukran sidaad noogu Soo casuuntay abwaan abdirisak aad ayaan uga helay tolooyinka iyo falanqeybta nolosha qeebaheeda kala duwan

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 29 днів тому

    Mahadsanid saaxiib Waan kaa faa'iidey runtii

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 Місяць тому

    Mahadsanid salaan sare gudoomo saaxiib Waxbadan ayaan kaa faa'iidey runtii.

  • @IbrahimAbdiAli-er6gg
    @IbrahimAbdiAli-er6gg Місяць тому

    Masha llah baramij dhiiri galin mudan

  • @AbdikarinAhmed-me6ks
    @AbdikarinAhmed-me6ks Місяць тому

    Masha allah wareeysi qiimo badan

  • @hanixaafow7466
    @hanixaafow7466 Місяць тому

    Ma ShaAllah tabaarakallah waad mahad Santihiin walalo yaal

  • @awilali6102
    @awilali6102 Місяць тому

    Biyo badan waa dhalateed

  • @user-ec1uf4qi1t
    @user-ec1uf4qi1t 2 місяці тому

    Cajiib waanka faaidnay

  • @Hurbad
    @Hurbad 3 місяці тому

    Maasha Allah Waa Podcast dhaxal gal ah. Waad kumahadsantihiin Howladeenada #Labeenta Bulshada❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 3 місяці тому

    Abdirizak Jidhi waa qabiir wax wax og wa qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedibraahim8574
    @maxamedibraahim8574 3 місяці тому

    Masha allh waxuu nalawadaagay aqoonta saxda ah iyo siraha kujira ganacsiga waxbadan oo islahaa xagee utalo raadisaa ayan kabartay TABEENTA BULSHADA waan idinkaga mhdclinaya barnaamijyada qiimahabadan ood noosoogudbisaan Waxaan kaloo idinka codsan lahaa madama freshman ahay in aad noosoo xushaan ganacsadeyaal MHDSNIDIIN

  • @khadralulmohamed5254
    @khadralulmohamed5254 3 місяці тому

    ❤❤

  • @nuoraahmed8890
    @nuoraahmed8890 3 місяці тому

    Inshllh waxan rajeenay ninka abdifatah inaan kullano laba sano kadib inaan isbarano inshllh

  • @anuushmohamud4571
    @anuushmohamud4571 3 місяці тому

    Waa dhamestay wareesigan wax badan baanka faaiday aad baad u mahadsantihin adiga iyo ganacsadahaba Waxan rajeenaya dhawaan inan ganacsi abuuro muuqalkan iyo fariinteyda sanad kadib ama labo sano kadib hadii alle idmo ban uso laban anigoo isbadal sameyay insha allh❤

  • @ahmednooradan7950
    @ahmednooradan7950 3 місяці тому

    ماشاء الله ❤

  • @user-qv3ol7nb5n
    @user-qv3ol7nb5n 3 місяці тому

    Wallahi runtii waa qof daacad ah weeye hor usoco

  • @AyaaleHirsi
    @AyaaleHirsi 3 місяці тому

    🎉🎉

  • @BashirSiyad-qt9cv
    @BashirSiyad-qt9cv 3 місяці тому

    Barnamijka business na aya aad iso jiitay oo ikeenay fadlan noso badi mahadsanid🙏

  • @farxaancarraale7151
    @farxaancarraale7151 3 місяці тому

    Hadal cikmadaysan❤

  • @omarmohamed9427
    @omarmohamed9427 3 місяці тому

    Legendary waye ninkaan

  • @adenmohamed4874
    @adenmohamed4874 4 місяці тому

    First comment

  • @abdirahmanhasen1837
    @abdirahmanhasen1837 4 місяці тому

    ❤❤

  • @AmmyNaas
    @AmmyNaas 4 місяці тому

    Machallah tabarakallah allah ku barekeyo❤❤❤

  • @axmedaadan9265
    @axmedaadan9265 4 місяці тому

    soodhawaw yahye

  • @ahmadomar8781
    @ahmadomar8781 4 місяці тому

    Allaaah idin dhowro abwaaan Ibrahim iyo bugyare guuleesta waaan ku faraxsanahay inaaan labeeenta rukun ii tahay

  • @KhalidArab01
    @KhalidArab01 4 місяці тому

    Asc zxp waxaan ahay vedio editor kawaran hadaan vedio yada editing kuu sameeyo, sidaan si Profesional San

  • @ifraahmohamedadde
    @ifraahmohamedadde 4 місяці тому

    Hadalkisa wax badan a ka faa.iidnay mahadsanid

  • @abiibbeddel9625
    @abiibbeddel9625 4 місяці тому

    Aadbay ugu faraxsantahey waxa ay qabanayso taasina waa sababta guusha. Hamablayo baayo guulo badan kurajayanya

  • @ibrahimsuleiman5706
    @ibrahimsuleiman5706 4 місяці тому

    Aad baan uga helay waraysigaan. Mahadsanid qoraa Jidhi.

  • @halimamuse8273
    @halimamuse8273 4 місяці тому

    Aww m.a

  • @ahmednooradan7950
    @ahmednooradan7950 4 місяці тому

    Allah ha idhin ka abaal mariyo runti wa mowduuce aad qiima badan

  • @avvsadiqadanali
    @avvsadiqadanali 4 місяці тому

    Shaqo aan soobilaabay 2023 April Inaa wali siiwado ayay igu dhiiri galisay m.a 🎉🎉🎉 Guulayso abayo

  • @ahmadomar8781
    @ahmadomar8781 4 місяці тому

    Ustaaad abwaan Ibrahim noloasha waxaad u qalantaa million subscribers war abwaaanka meel walba dhiga😊

  • @abdulkadiryare6815
    @abdulkadiryare6815 4 місяці тому

    Runtii barnaamijyadaan waan ku diirsada mahadsanid zxp🙏

  • @Maxammed-Sandheere
    @Maxammed-Sandheere 4 місяці тому

    Mansha'allah. Guul walba caqabad ayaa loo maraa. Gabar karti leh ayaad tahay. Guulo badan ayaan kuu rajayn.

  • @JamaalTimoJamaaltimo
    @JamaalTimoJamaaltimo 4 місяці тому

    Mashallh soo badi saxiib muqaalada noocana

  • @Queen-Fowsia-10
    @Queen-Fowsia-10 4 місяці тому

    Congratulations my sister ❤😊

  • @user-lo7mv4ki1c
    @user-lo7mv4ki1c 4 місяці тому

    Nolosha oodhan ayadaaba risky ah ama Qatar ah marka qataraha in loobareero waa muhiim marka hadaadan Qatar ubareerin ama fursada ayaa kudhaafayso take the risk or lose the chance

  • @Amiin-dk6tu
    @Amiin-dk6tu 4 місяці тому

    M.a

  • @ismailmohamedahmed6994
    @ismailmohamedahmed6994 4 місяці тому

    Waa gabar dhiiratay eebana Guuleeyay

  • @hassanhussein9602
    @hassanhussein9602 4 місяці тому

    Mashallah, necessity is the mother of all invention! 🙏🙏🙏🙏

  • @FaizaShire-fe3jz
    @FaizaShire-fe3jz 4 місяці тому

    M.a gabr holkar tahy abayo guleso i.a❤

  • @yaxyemaxamed2545
    @yaxyemaxamed2545 4 місяці тому

    Wareysigaan waa mid aad uxiiso badan, gabar karti leh ayaa tahay, waxaan ka faa'iiday wareysigaan, guusha ganacsigaaga in ay nambar koow utahay inaad jeceshay waxa aad ka ganacsaneyso. Guuleyso walaal

  • @alicubeyd2944
    @alicubeyd2944 4 місяці тому

    Labenta bulshada waxaan talo ahaan ku darsan lahaa in awooda aad sartan ganacsatada guul daresatay inaa wareesataan si waayo aragnimo uga dhaxasho dadka hada ganacsiga bilaaabaya. Waan rajeen malin malaha kamada haday nolal na kulansiiso inan ku wada shekesan dono.

    • @Nimco.qaali143
      @Nimco.qaali143 4 місяці тому

      Guurdarada waa wadada guusha Qof lesiyo isdhibay maxa lowaresana waba cayashee

    • @alicubeyd2944
      @alicubeyd2944 Місяць тому

      @@Nimco.qaali143 qofku marka uu gul dareesto macnaheedu ma ahan in nolasha dhan uu ku fashilmay ee waaa inuuu cashar ka bartay guul daraadaaa mana jiro qof matay bilaabay oo gulaysatay ganacsiga kowaad waa khasab qofku inuu ku gul daresto

  • @Islaam252
    @Islaam252 4 місяці тому

    Wcs

  • @xirsiguuleedxirsi8316
    @xirsiguuleedxirsi8316 4 місяці тому

    Wlhi gabar aad u dhiiran oo bulshada fikrad kuso kordhisay podcastigaan wax badan ban ka faaiday waxa kamid ah in caqabad waxna kaa hor istaagin